publichealthinsider.com
Hay'ada ilaalinta cafimaadka dadweeynaha waxay ku dhiiragelisaa soo galootiga cusub ineey u helaan adeegyada cabsi la'aan – PUBLIC HEALTH INSIDER
Dadkoo idil waa in ay dareemaan amaan marka ay helayaan adeegyada caafimaadka. Nasiib darro, waxaa dadka soo galootiga ah cabsi iyo walaac badan ku abuuray soojeedinno ay dhawaan sameeysay dowlada Federaalka. Qooysaska qaar waxay dareemeen in ay kala doortaan labo khatar midkood. Ma waxay ka maarmaan helitaanka adeegyada caafimaad iyagoo khatar gelinaya caafimaadkooda? Mise waxay [...]